28th March 2024  admin  Category :

Tacsi Iyo Baaq ka yimi Suldanka Guud ee Belaha Harti

Suldan Siciid Suldan Cabdisalaan , ayaa marka hore Tacsi u dirayaa Shacabka Qardho, Suldanka ayaa Tacsi gaar ah u diray Ehelada ay lasoo gudboonaatay Geerida Iyo Shacabka ku waayay Hantidoodi Fatahaadii Xalay ka dhacday Magaalada Qardho.

Suldan Siciid Suldan Cabdisalan ayaa Baaq Deg Deg ah u diraya Shacabka Somaliyed , Isagoo ka Codsaday in Gurmad lala soo gaaro Shacabka Magaalada Qardho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*