26th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsidan mid la mid ah u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Xaaji Ismaaciil Maxamad Shire , oo ka mid ahaa Odayaasha Gobolka Sanaag.

Marxuum  Xaaji Ismaaciil Maxamad Shire   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*