26th July 2024  admin  Category :

Farmaajo oo Sida Xaad aamninsan in Beesha Ogaadeen xoog ku haystaan Jubbalan

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Madaxweyne farmaajo ku eedeeyay in uu cadaadis xooggan ku hayo Ra’iisul Warsaare Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaa uu sheegay CC Shakuur in Farmaajo uu wado qorshe RW Rooble Cadaadis lagu saarayo, kaasi oo ah Rooble  in uu Jubbaland u aqoonsado deegan cadow heysto, doorashana lagu qaban karin ilaa iyo inta laga xoreeynayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*