12th July 2026  admin  Category :

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska reer Saalax Maxamed Alnahyaan iyo reer Fartaag, , gaar ahaan Caaqil Cabdinasir Saalax Maxamed Algore iyo Sharmaarke Saalax Maxamed oo hooyadood Faadumo Fataag Allah ha u naxariistee ku geeriyootay magaalada Muqdisho , tacsidan mid la mid ah waxa diraya Jaaliyadda reer Maakhir ee dalka Canada oo uu Caaqil Cabdi naasir uu ka mid yahay Odayaashooda waqti dheer

Marxuumad Hooyo Faadumo Fartaag waxaan Allah waxaan uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin,

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*