26th March 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Asxaabtii, Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Faysal Axmed Ismaaciil (Faysal Jaanle),  oo caawa ku geeriyooday dalka Norwey. Qoyskii uu ka tegey iyo dhammaan qaraabadiiba waxaan u direynaa tacsi, iyo in ilaah samir iyo imaan ka siiyo, isagana jannaddi fardowsa hoy uga dhigo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*