27th July 2024  admin  Category :

Maamul sidee ah ayeey  madaxda Soomaaliyeed la doonayaan maamul goboleedyada inay noqdaan . Mar haddii maamulkii Koonfur galbeed ka  hor istaageen Dimoqraadiyaddii oo ay Xireen qayb ka mid ah Murashaxiintii, markii arintaa laga hor yimidna ay dil bilaabeen.

Maamulka Hirshabeele, waa maamulka qura oo Villa Soomaaliya taageeraan , madaxweynihii waa maqan yahay, madaxweyne ku xigeenkii waa maqan yahay, gudoomiyihii baarlamaanka waa maqan yahay, golihii wasiirada waa  ka wada maqan yihiin. Dhamaan iyaga oo Muqdisho ku sugan ayaa Villa Soomaaliya masruufka siisaa.

Mid kamid ah nabadoonada ka soo jeeda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ugu baaqay Madaxda sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle inay yimaadaan xafiisyadooda oo ay u shaqeeyaan shacabkooda.

“Madaxweyne iyo Madaxweeyne ku xigeen imaada caasimada Hirshabelle oo fariista xafiisyadiina oo qaabila shacabka.”ayuu si xooggan u yiri Nabadoon Mandela.

https://youtu.be/4TE0S5eNYf4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*