![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/10/آية-انا-لله-وانا-اليه-راجعونa-624x206.png)
27th July 2024 admin Category :
Anigoo Jaama Feyte ah waxaan tacsi udirayaa reer Faarax cali Buur,geeridii ku timid Nabadoon cismaan Faarax Cali Buur oo Nairobi ku geeriyooday,ilaahay Samir & iimaan haka siiyo dhamaan ehelkii & Qaraabadii uu ka geeriyooday.
Jama Feyte
USA tx