3rd December 2021  admin  Category :

Maamulka SNMta ayaa iska fogeeyay eedeenta loo soo jeediyey ee ah ineey ka danbeeyeen qaraxii Muqdisho. Maamulka Hargeesa ayaa xoogga saara inta badan inaan Koonfurta Soomaaliya aysan nabad noqon si ay aduunka uga dhaadhiciyaan ineey iyagu nabad heestaan oo ay u qalmaan in la aqoonsado.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*