18th May 2024  admin  Category :

Axmed Cabdi Maxamuud, Wuxu sheegay inuu Laasqoaray ku dhasay dhinacna ua bixin, Marka aad daawato muuqaalkan kooban wuxuu ka sheekaynayaa Taariikh, Faaiidada uu leeyay maalgashugu,  shaqo abuur, Khayraadka, maad celin madaxdii Warshadda Laasqoray dhistay iyo ugu danbayn madaxda hadda joogta oo ugu baaqay inay dalka intiisa kale booqdaan oo ka soo baxaan dhufaysyada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*