
18th May 2026 admin Category :
Karaash oo qaabilay wafti ka socdey Hay’adda samafalka ee Boqor Salmaan.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa manata Aqaalka Madaxtooyada Puntland ku qabiley wafti ka socdey Hay’adda samafalka ee Boqor Salmaan.







