27th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Masar Abdelfatah al-Sisi ayaa shalay shir jaraa’id oo ay Qaahira ku wada qabteen dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka sheegay in Masar ay garab taagan tahay Soomaaliya, oo aysan aqbaleyn in qarannimadeeda iyo amnigeeda qalqal la geliyo.

Masar ayaa dhinacadeeda waxa uu muran ku saleysan biyaha webiga Nile uu kala dhexeeyay Itoobiya, laakiin dadka qaar ayaa is weydiinaya maxay ka dhigan tahay taageerada Masar ay sheegtay in ay siineyso xukuumadda Soomaaliya?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*