26th July 2024  admin  Category :

Som Fresh oo ah ganacsi laga hirgelliyey magaalada Muqdisho ayaa waxeey ka ganacsadaan muuska ama mooska kaas oo loo iib geeyo inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, iyagoona dadka ugu geeya goobahooda ganacsi. Shirkaddana ayaa waxa ay shaqo abuur u noqotay dad ka badan kuwaas oo nolol maalmeedkooda ka dabarta. Hadaba, shacabka Soomaaliyeed ayaa ah dad dadaal badan, laakiin ay ku habsatay dawlad xummo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*