16th January 2022  admin  Category :

Guddiga Xallinta Khillaafaadka doorashooyinka Puntland ayaa ka warbixiyey hawsha meesha ay u mareeyso, waxeeyna sheegeen in inta badan xildhibaanada ay soo xarroodeen, meesha kuwa harsana ay ugu baaqeen in dhaqso ay u soo yimaadaan maadaama waqtiga uu yar yahay.

Hase ahaatee, waxaa jira beelo isku heeysto kuraasta baarlamaanka iyo cidda mateli doonta taas oo u baahan in la xalliyo si ay u soo dhameestirmaan 66da xildhibaan ee uu ka koobnaan doono baarlamaanka soo socda ee Puntland ay yeelan doonto.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*