26th July 2024  admin  Category :

Labo siyaasi oo ka soo jeeda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka mid noqday golaha wasiirada Itoobiya

Xukuumada deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo XDSHSI oo ay ugu horeeyaan madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo af-hayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq ayaa waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan labada mas’uul ee kasoo jeeda XDSHSI ee maanta xilalka miisaanka culus leh loo magacaabay waa mudane Axmed Shide oo loo magacaabay af-hayeenka dawlada federalka(communications affairs minister) horayna u ahaa wasiirka wasaarada gaadiidka JDFI oo ah rug cadaa aqoonyahanka faro-kutiriska ah ee dalka itoobiya kamid a, lehna aqoon heer sare ah, khibrad gaamurtay oo ay weheliso bisayl siyaasadeed, iyo marwo Ubax Maxamed Xuseen Giire oo ah mas’uul aqoon heer double master ah leh oo ay udheer tahay karti, firfircooni iyo xilkasnimo lehna aragti-shacab horayna usoo ahayd kuxigeenka commissionka xuquuqul-insaanka dalka, shaqooyin kaladuwana kasoo qabatay deegaanka oo loo magacaabay wasaarada science and information communications technology. Waxaana xusid mudan in XDSHSI uu soo dhigay islamarkaana uu ugudbiyay xafiiska xisbiga EPRDF iyo gaar ahaan raisal wasaaraha dalka. mas’uuliyiintan ayaana door muhiim kuyeelan doona nidaamka hogaamineed ee dalka.

 

1. Shiferaw Shigute – Minister of Agriculture and Livestock

2. Siraj Fegessa – Minister of Transport

3. Dr Hirut Woldemariam- Minister of Labor and Social Affairs

4. Ambassador Teshome Toga- Minister of Public Enterprises

5. Umer Hussen – Director General of Ethiopian Revenues and Customs Authority with the rank of Minister

6. Uba Mohammed- Minister of Communication and Information Technology

7. Dr Ambachew Mekonnen- Minister of Industry

8. Motuma Mekassa – Minister of Defense

9. Fozia Amin – Minister of Culture and Tourism

10. Ahmed Shide -Minister of Government Communications Affairs Office

11. Jantrar Abay – Minister of Urban Development and Housing

12. Melese Alemu –Minister of Mines and Energy

13. Berhanu Tsegaye – Attorney General

14. Yalem Tsegaye – Minister of Women and Children

15. Melaku Alebel – Minister of Trade

16. Dr Amir Aman – Minister of Healt

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*