26th April 2024  admin  Category :

Soomaalida N eceb Midnimada oo Sarkaal ka mid ah u xirtay nabad uu ku baaqay

Ciidanka Soomaalida Neceb Midnimada SNM.   ee ka arrimiya waqooyiga Soomaaliya ayaa caawa waxa ay xabsiga u taxabeen Sarkaal horay iyaga uga tirsanaa Cismaan Maxamuud Buur-madaw oo kamid aha saraakiisha  ugu caansan guud ahaan maamulka SNM. Sarkaalkan ayaa jebiyey xeer ka mid xeerarka beelaha Isaaq oo sheegaya in Sarkaal ka soo jeeda beelaha Isaaq uuna la kulmi karin,  lana heshiin karin, nabadna la qaadan Beelaha Daarood ilaa la gaaro Yoocada oo xadka la soo xirayo.

Sarkaalkan SNM, waa markii sadexaad oo la xirayo, Riyaale iyo Siilaanyoba horay ayeey u soo xireen

 

https://allsanaag.com/calaacalka-snm/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*