29th March 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo labo muuqaal oo laga  kala duubay gobolka  Arizona ee dalka Maraykanka iyo gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya.

Muuqaalka hore waa Eey yar yar oo ku dhex  lugaynaysa jidka weyn  ee 60 Freeway ee  Arizona, oo la doonayo in la badbaadiyo. Badbadintooda waxa ka qayb qaatay Diyaaradaha qumaantiga u kaca oo dusha kala socday dhaqdhaqaaqooda

Muuqaalka hoose waa Mooryaan Soomaaliyeed, oo  odayaal curyaamiin ah oo magaaxi fadhida mid ka mid ah tooganaya intii kalena ku khasbay inay kala cararaaan.  Mooryaankan iyo kuwa la midka ah waa kuwa magacyada badan ee  Soomaaliya meesha ay taalo dhigay. Ninkan afka soo duubtay oo nafta ilaah a

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*