26th July 2024  admin  Category :

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhawaan u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Ururka Jaamacada Carabta dacwad ka dhan ah dawladda Imaaraadka taas oo ku aadan faragellinta ay ku heeyso madax bannaanida dalka Soomaaliya iyo welliba heshiiskii dekedda Berbera.

Hadaba, maamulka Hargeeysa ayaa u muuqda mid ka qeeliyey tallaabadii ay qaaday Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ee ku aadan heshiiskii ay wada galleen maamulka Hargeeysa iyo DP World, wuxuuna u muuqdaa heshiiskaas DP World iyo maamulka Hargeeysa mid burburay.

Muuqaalada hoose waxaad ku arki kartaan gollayaasha maamulka Hargeeysa oo cabasho ka muujinaya tallaabadii ay qaaday Dawladda Federaalka ee Soomaaliya.

https://youtu.be/e5MgPY7MGl4

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*