26th July 2024  admin  Category :

Guddoomiye Jawaari ayaa welli ku adkeeysanaya inuusan is casili doonin, sidoo kalle, waxa uu sheegay ineey sharci darro tahay in baarlamaanka ay kulmaan maalinta Arbacada ah ee berrito.

Jawaari ayaa qeeyb ka soo noqday riditaanka ra’iisal wasaarayaal aan wax danbi ah gellin, isagoona xitaa u diiday ineey is difaacaan oo ay la hadlaan gollaha shacabka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*