7th September 2024  admin  Category :

Labo cisho ka dib markii Maqdaradda loo dhigay gobolada Sool iyo Sanaag, si xarumo caafimàad marki ugu horaysay looga sameeyo degaano ay ku dhibaataysan yihiin ummad Soomaaliyeed, ayaa loo qaaraamay Lacag gaarayaa $ 60,000 .

Madaxweyne Farmaajo iyo wasiirkiisa Caafimaadka ayaa iyaguna maanta sheegay in malaayiin doolar geliyeen cisbitaalka Banaadir ee Muqdisho Malaayiinka Doolar ee halka magaalo la geliyey waxa wax ku lahaa Soomaalidii labo cisho ka hor Maqdarada loo dhigayey. Waxayna sheegeen in Soomaalidu u soo caafimaad doonataan Muqdisho.

Intaa waxay ku sii dareen in Dowladda Soomaaliya aywada dadaal lagu kordhinayo adeegyada caafimaad ee isbitaalka Banaadir, “waxaa dhawaan la furayaa xaruunta sifeynta kiliyaha oo qeyb ka noqon doonta adeegyada lacag la’aanta ah Reer Muqdishoah ee uu isbitaalku siiyo bulshada soomaaliyeed, sida ay xaqiijiyeen howl wadeennada tubta horumarinta arrimaha bulshada.

Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale meel fiican marinaysa dhismaha Bankiga dhiigga qaranka oo dhawaan la dhisi doono si loo kordhiyo loona tayeeyo adeegyada caafimaad ee dowladdu siiso reer Muqdisho.

https://allsanaag.com/somaaliya-maaha-muqdisho-oo-qura/

https://allsanaag.com/soomaaliya-maaha-inta-u-dhaxaysa-jowhar-iyo-muqdisho/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*