1st February 2023  admin  Category :

Qurbajoogta Soomaalida gaar ahaan kuwa dalka Canada ayaa wada dadaallo ay lacag isaga ururinayaan, si ay ugu taageeraan dadka ay saameysay abaarta ka jirta dalka.

Gurmaadkaasi Soomaalida billowday, waxaa kamid ah kuwa deggen gobolka Alberta, walow gobollada kale sida gobolka Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan Canada ay ka socdaan dadaallo nuucaan oo kale ah.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa qadka taleefanka ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta kula xiriiray Cabdirisaaq Ismaaciil Xaashi (Cabdirisaaq Cirro) oo kamid ah dadka wada gurmadka, ugu horreyna uu waydiiyay halka ay wax u marayaan.?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*