29th March 2024  admin  Category :

Ismaacii Hurre Buubaa ayaa waqtigan u muuqda mid soo fahmaya xaqiiqada ah in loo baahan yahay in Soomaali meel kasta oo ay joogto ay tahay in ay tashato haddeey noqon laheed Jabuuti, Killinka Shannaad ee Itoobiya, NFD Kenya iyo Soomaaliya dalkii ahaa. Arrinta uu waqtigan ka dhawaajiyey Buubaa waa mid dadku ay ku wallaaloobi karaan, laakiin haddii maamulka Hargeeysa ay sii wadaan beenta iyo huuhaada ah ineey yihiin dal madax bannaan waxeey noqon doontaa mid waqti lumis ah, sababi doonta dagaal dhiig ku daata iyo cadaawad aan dhamaan oo dhex marta iyaga iyo beesha Daarood.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*