8th September 2024  admin  Category :

Shirar badan ayaa dhexmaray beesha Isaaq iyo Hawiye, iyadoo kullamadoodii oo dhana lagu sheegay kuwa dhexmaraya Soomaaliya iyo Soomaaliland. Soomaaliya ma Hawiyaa matala, Soomaaliland beesha Isaaq? Cajiib!

Isaaq iyo Hawiye heshiisyo kasta oo ay gaaraan waa kuwo qashin qubka lagu darayo, mana jirto wax ahmiyad ah oo ay ugu fadhiyaan heshiisyadaas ummadda Soomaaliyeed. Heshiisyadii horay ay u galleen Urur Samaale maxaa ka fulay? Kuwa hadda la saxiixayo iyo kuwa la saxiixi doono kulligood ma noqon doonaan kuwo hirgalla.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*