28th March 2024  admin  Category :

Waxgaradka degmooyinka Buraan iyo Dhahar ee gobolka Hayland  oo la kulmay Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dawladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan. Gudoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Cawil Cabdulaahi ayaa isaguna khudbad qiimo leh ka jeediyey soo dhowayntii wasiirka. Waraabe Cade, iyo  Cismaan Afweyne ayaa iyaguna madasha ka hadlay

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*