28th March 2024  admin  Category :

Gacan ku dhiigle  Muuse Biixi Mudada uu xilka hayo Beesha Isaaq 29 Ma’asuul ayuu Wareegto Xilleed ku magcaabay. Halka Beelaha Dhulbahante, Warsangeli, Samaroon iyo Gabooye 9 qof oo keliya Wareegto Xilleed ku magcaabay.  Ahmed Abdi Muuse Abyan oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo ku xigeen u ah Xisbiga Ciidagale ee Faysal Cali Waraabe,  ayaa isaga oo raali gelinaya beesha uu marabbida u yahay wuxuu canbaaraynayaa Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan Muuse oo ku booqasho ku maraya gobolka Sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*