26th July 2024  admin  Category :

Sheekada cadaatay oo ah in heshiis ku sheegii badda ee Dawlada Shariifku difaaci jirtay ee Kiiniya ku siineysey dhulka soomaalida, ee malyuumaad doolar lagu cunay waa in aan laga hadhin. Xitaa labada warqadood ee halka ku jira saxiixoodu, sida hore loo sheegay, waa kala duwan yhiin. Dawlada Shariifka ee xilligaa badda iibsatay maanta waxay ku darsatay in Ciidamadama Kiiniya iyo Itoobiya ay ku soo dhoweyso Somalia.

TFG-YAA LACAG NA SIIYA OO SOOMAALIYA GADANAYA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*