Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025 admin
Madal siyaasadeed oo cusub oo Muqdisho looga dhawaaqay. …

23rd May 2025 admin
Goormaa siyaasiyiinta HAG ay bulshadooda runta u sheegi doonaan? Bishan aynu ku jirno maamulo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxa ka socday doorashooyin lagu soo xulayey Xildhibanada soo socda ee baarlamaanka dawladda Federaalka Soomaaliya. Maamuladan ay doorashaddu ka socotay …

23rd May 2025 admin
Tirada Xildhibaanadii La Dilay intuu Xukunka Joogay Madaxwayne Xasan Sheekh. 14 Xildhibaan ayaa la dilay intii xasan sheikh uu madaxwaynaha ahaa ma la dhihi Karaa Dhamaan Xildhibaanada Waxay Ku Baxeen Gacanta Xasan Shiikh? 1- Xildhibaan Xuseen C/salaam Maxamed, September 2013, …

23rd May 2025 admin
Shakhsiyaad ka mid ah beesha Warsangeli iyo Dhulbahante ayaa dhawaan madaxweeynaha maamul goboleedka Hargeeysa ugu tagay Washington DC. SNMta waxa ay dalka Mareeykanka u yimaadeeyn sidii ay beeshooda u helli laheyd ictiraaf, iyaga oo jeebadaha ku sita dhul iyo dad …