29th September 2022  admin  Category :

Tirada Xildhibaanadii La Dilay intuu Xukunka Joogay Madaxwayne Xasan Sheekh.

14 Xildhibaan ayaa la dilay intii xasan sheikh uu madaxwaynaha ahaa ma la dhihi Karaa Dhamaan Xildhibaanada Waxay Ku Baxeen Gacanta Xasan Shiikh?

1- Xildhibaan Xuseen C/salaam Maxamed, September 2013, Muqdisho

2- Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Faysal), December 2013, Gudaha Villa Somalia, Muqdisho Sanadka 2014

3- Xildhibaan Isaaq Maxa’ed Riino 21 April, 2014, Muqdisho

4- Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal 22, April, 2014, Muqdisho

5- Xildhibaan Maxa’ed Maxa’uud Xayd 3 July, 2014, Muqdisho

6- Xildhibaan Saado Cali Warsame 23 July, 2014, Muqdisho

7- Xildhibaan Sheekh Aaden Madeer 1 August, 2014, Muqdisho

Sanadka 2015

8- Xildhibaan C/llaahi Qayad Barre 9 Febuary, 2015, Muqdisho

9- Xildhibaan Cumar Cali Nuur (Furdug) 20 February, 2015, Muqdisho

10- Xildhibaan Maxa’ed Ducale Muse (Xaji-kafe) 20 Febuary, 2015, Muqdisho

11- Xildhibaan Yuusuf Dirir 23 May, 2015, Muqdisho

12- Xildhibaan C/llaahi Maxa’uud Xuseen (Bantu) 25 July, 2015, Muqdisho.

13- Xildhibaan Cabdi Maxa’ed Abdidoon 1 November, 2015, Muqdisho

14- Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan 7 November, 2015

Waxaa soo ururiyey xildhibaanadaa la dilay magacyadooda iyo taariikhdooda dad is xilqaamay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*