Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025  admin  

Maamulka magaalada Hargeeysa ayaa warqad qoraal ah soo dhigay boggooda Facebook. Warqadan ayaa waxa ku qoran sanduuqyo lagu soo diri karo wixi kaalma ah ee lagu caawinayo dadka xoolahoodii ay kaga gubteeyn suuqa. Waxaa cajiib ah in dadkii hantida ku …

23rd May 2025  admin  

Ra’isul Wasaare Imran Khan oo ka badbaaday mooshin xil ka-qaadis ah Ra’isul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa Axadda maanta ah ka badbaaday tallabo lagu doonayey in xilka looga tuuro, kadib markii guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka uu hor istaagay mooshin kalsooni …

23rd May 2025  admin  

Guddiga Doorashooyinka ayaa noqday mid fullinaya danno siyaasadeeysan kadib markii ay liiska ka reebbeen shaqsiyaad afar qof ah, balse ujeedka ugu weeyn ee loo socda ayaa ah sidii Fahad Yaasiin loola hari lahaa. Qof kasta waxa uu ka dharagsanyahay in …

23rd May 2025  admin  

Senegal, Morocco, Ghana, Cameroon iyo Tunisia ayaa Afrika ka soo baxay On April 1, the 2022 World Cup final draw is happening in Qatar. The draw for migrant workers over the past 12 years has been a terrible one due to wage …