Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

10th May 2024  admin  

Maleeshiyaadka SNM ayaa xabsi u taxaabay Axmed Nuur Cabdiraxmaa, kaddib markii uu gaari jiirsiiyey Eeyqaali ah. Axmed Nuur Cabdiraxmaan, oo ah darawal baabuur nooca Xamuulka ah wada ayaa muddo laba maalmood ku jiray saldhig ku yaalla Hargeysa iyadoo eeygii uu …

10th May 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere), oo kasoo jeeda Magaalada Burco beesha ISAAQ – HABAR-YOONIS inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Maxamed Dheere ayaa xilligan Doorashada oo codka …

10th May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maanta Garoowe tegay. Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka …

10th May 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka cusub ee Xanaanada Xoolaha mudane Maxamed Aadan Macallin, kuwaas …