Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025 admin
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoysaskii, Caruurtii, walaalheed iyo caruurtii ay ayeeyada u ahayd, oo ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Fadumo Ahmed Ba-Tarawal, oo habeenkii xalay ku geeriyootay magaalada Ankara ee dalka Turkiga . …

23rd May 2025 admin
Madaxda Alshbaabku Soomaalida isugu mid maaha Dhowr cisho ka hor maleeshiyaadka Alshabaab waxay soo weerareen magaalada Af Urur, oo ay ku ogaayeen inay ku sugan yihiin Askar ka soo jeeda beesha Harti ee Daarood, halkaas waxay ku dileen Afar qof. …

23rd May 2025 admin
Why is the American right waging a stealth neocolonial assault on Somalia? https://t.co/7AR5hwTBut …

23rd May 2025 admin
Lacagta dawladda federaalku ugu deeqday Hargaysa ma sidii kuwii caalmku Hargaysa siin jireen oo sida khaladka ah loo isticmaali jiray ayaa loo isticticmaalayaa mise dadka ay dhibaatada dabku soo qaartay ee loogu talo galay ayaa la gaarsiinayaa. Sodon sano, bulshada …