Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025  admin  

Ketanji Jackson oo noqotay haweenaydii ugu horraysay ee madaw ah oo ku biirtay maxkamadda sare ee Maraykanka. Golaha Senate-ka ee Mareykanka ayaa haweenaydii ugu horraysay ee madaw ah u ansixiyey inay noqoto garsoore rasmiya oo ka tirsan maxkamadda sare ee …

23rd May 2025  admin  

Hoos ka dhegayso cod laga duubay danjire Madeira ” qaraxa Beledweyn waa la buun buuninayaa ee wax weyn ma aha” EXCLUSIVE: In a secret audiotape, the expelled AU SRCC @AmbFMadeira infuriates PM @MohamedHRoble and fully endorses the use of military …

23rd May 2025  admin  

Ma jiro ogolaansho uu bixiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Maxamed Farmaajo tallaabo looga qaadayo Danjire Madeira, mana jirto warbixin ay soo gudbisay Wasaaradda Arimaha Dibadda oo tilmaamaysa inuu ku kacay ficillo ka hor imaanaya madaxbannaanida dalka …

23rd May 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin. Francisco Madeira ayaa lagu eedeeyey inuu ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqada uu dalkaan u joogo oo ah …