Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025 admin
Dalka Hindiya waxaa ka socda dhibaato lagu hayo dadka Muslimiinta ah. Muslimiinta dalka Hindiya ayaa lagu qiyaasaa 300 oo milyan, balse waa dad aan midnimo laheyn. Tan iyo markii uu xukunka qabsaday xisbiga Hinduuga, waxaa sare u kacay dhibka lagu …

23rd May 2025 admin
Wareysi: Xildhibaan Faysal Xasan oo ka hadlay sicir-barar daran ee ka jira Canada Xildhibaan Faysal Xasan oo ka tirsan Baarlamanka gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa baarlamanka gobolkaasi kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa maciishadda oo noqotay mid qaali …

23rd May 2025 admin
Faatima Jaamac Ducaale ayaa ku eedaysay Hogaamiyaha SNM Muuse Biixi inuu Ka haysto Beer uu wax ku lahaa AUN Korneel C/rixmaan Maxamuud Cali Bayr oo ay u dhaxday, waxa kale oo ay ka jawaabtay sheekada dibiga oo uu Muuse Biixi …

23rd May 2025 admin
Doon uu lahaa ganacsade reer Maakhir oo ku degtay Yaman Cali Ducaale Maxamed oo ah nin caan ku ah ku shaqaynta doonayahay ayaa sheegay inuu doontii ugu horeysay Dekeda Berbera kusoo xidhay sanadkii 1991-kii Doontii ugu horeysay ayaa wuxu sheegay …