Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st May 2025 admin
Guddoomiyaha Guddida araimaha Bulshada ee golaha wakiilada Puntland C/casiis Dhahar oo hadal ka jeediyey Xarunta HADAF ee magaalada Badhan ayaa bulshada gobolka Sanaag ku booriyey inay horumarka degaanka ka qayb qaataan isla markaana ka hortagaan wax kasta oo hagar-daaminaaya mashaariicda …

21st May 2025 admin
UK steps up support as famine looms in Somalia Minister for Africa Vicky Ford has announced a new £25 million aid package to provide vital services to almost a million people across the country, including food and Water, Sanitation, and …

21st May 2025 admin
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo jawaab ka bixiyey qoraalkii Madaxwayne Deni ku sheegay in digreetooyinkiisu aysan dhaqan-gal ahayn. “Waxaan shacabweynaha Puntland ku bogaadinayaa fahamkooda qotada-dheer ee ay u leeyihiin Dastuurka Puntland. Hadaba, anigoo dhawraya kuna dhaqmaya Dastuurka Dawladda Puntland iyo …

21st May 2025 admin
Xildhibaannadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo lagu dhaariyey Muqdisho 16-kii Xildhibaan ee dhawaan lagu doortay degaan Dooorashada 2aad Jubbaland ee magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii dhaarintooda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KMG ee Golaha …