Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st May 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagaayey maalinta Qaran ee dalka Taliyaaniga oo ku beegan 2-da …

21st May 2025  admin  

Yuusuf Cali Cabdi: Ninka Soomaaliga ah ee cunuggiisa ku dilay Irelandhaddana magdhowga raba? Nin Soomaali ah oo muddo xabsi daa’in ugu xukunnaa dil uu u gaystay cunug uu dhalay ayaa hadal-hayn dhaliyay kaddib markii la ogaaday in caddaalad-darro lagu xiray, …

21st May 2025  admin  

RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga caleema saarka Madaxweynaha Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen  Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga ee xafladda caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Xubnaha guddigaan oo ka kooban 7 masuul …

21st May 2025  admin  

Maanta waxaa la burburiyey guryo ay degganaayeen dad shacab ah oo ku nool xaafadda Kaxda si loo boobo dhulkooda. Hadaba arrintan ma waxeey billoow u tahay dhul boobka lagu yiqiin Dam Jadiid? Madaxweeynaha cusub Xasan Shiikh ayaa la eegi doonnaa …