Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa wadahadal kula jira madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Kulankan ayaa kusoo aaday xilli ay 100 maalmood u buuxsantay dowladda Xasan Sheekh, tan iyo markii xilka loo dhaariyay. Madaxwenaha ayaa …

20th May 2025 admin
Waa kuma imaamkii hore ee Xaramka ee xukun lagu riday? 22-kii bishaan Ogoosto, Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa toban sano oo xarig ah ku xukuntay Imaamkii hore ee Masjidka xaramka ee magaalada Makka Sheekh Saalax Al-Daalib, ninkaa oo sidoo kale …

20th May 2025 admin
Madaxweynaha Dalka oo si diirran loogu soo dhaweeyay Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne …

20th May 2025 admin
Inta badan marka la soo magacaabo golaha wasiirada, beel kasta oo Soomaaliyeed waxa ugu horeeya ay sugataa waa wasiirka la siiyey beeshooda, waxaa ku xigta in qaar ay yiraahdaan wasiir fiican ayaa nala siiyey, meesha kuwa kale ay yiraahdaan anaga …