Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025 admin
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa booqday Ehelada 2 qof oo u dhintay saameynta abaaraha Waxayna gaarsiiyeen deeq raashin ah iyo lacag. …

19th May 2025 admin
Sidaad la socotaan dhoawr bil ka hor, beelo ka mid ah beel waynta Warsangeli ayaa argagixisadsa alshabaab ee xaaraanta ku joogta buuraha Calmadow kula dagaalamay degaano ak mid ah buurta Calmadow Beelihii la dagaalamay argagixisada waxa hormuud ka ahaa beesha …

19th May 2025 admin
Weriye hore uga tirsanaa BBC Somali oo ka hadlay la kulankiisa boqorka cusub …

19th May 2025 admin
Yaa Run sheegaya Zelenskyy iyo Ganacsatada Hargaysa. Maxayse uga aamusan yihiin dawladda Federaalka Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in ay hadhuudh/qamadi tan-kiisu gaarayo 28,600 metric tons ay todobaadyada soo socda gaarsiin doonan dalka Soomaaliya. Kaalmada ayuu Madaxweyne Zelenskyy …