27th March 2024  admin  Category :

Sidaad la socotaan dhoawr bil ka hor, beelo ka mid ah beel waynta Warsangeli ayaa argagixisadsa alshabaab ee xaaraanta ku joogta buuraha Calmadow kula dagaalamay degaano ak mid ah buurta Calmadow

Beelihii la dagaalamay argagixisada waxa hormuud ka ahaa beesha Reer Saalax ee Warsangeli. Maanta ayaa Qarax laga soo shaqeeyey oo la doonayey in dhalinyaro beeshaas ka soo jeeda lagu xasuuqo wuxuu ka dhacay degaanka Milxo ee gobolka Sanaag.

Nin Oromo ah oo sida muuqata Maqaaxi yaqaan loo ahaa, ayaa maqaaxi ay dhalinyaro fadhiday isku qarxiyey.Sagaal ayaa ku dhaawacmay, halka labo ka mid ah ay markii danbe dhinten

Sagaalkuba waxay ka soo wada jeedaan beesha Reer Saalax. Allah ha u naxariistee qofka dhintay ayaa lagu magcaabaa Ina Geele. Sidooo kale waxa xabado dhacaysey ku dhintay Allah ha u naxariistee Mahad Dhegaweyne.

Allsah u naxariistee sawirkju waa Mahadi Dhegaweyne

ALLSANAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*