Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025 admin
Baasaboorka Soomaaliya ayaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay u muuqday mid soo xoogaystay marka loo eego sida uu ahaa wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee 1991-kii. Inkastoo uu meel hoose uga jiro liiska kala sarraynta baasaboorrada, haddana waxaa muuqata …

19th May 2025 admin
Golaha degaanka ama Baarlamaanka ayaa ansixiya jidka ama Daarta loogu magac darayo Qof Bullshada wax u soo qabtay, Taliye shaqo kuma laha arintan Allah ha wada u wada naxariistee Taliyaashii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed soo maray oo qaarkood asaaseen Ciidanka Boolisska …

19th May 2025 admin
Xasan Culusoow, markii hore ee uu ku guulaystay ee hogaanka Soomaaliya, wuxuu ku guulaystay inuu Maleeshiyaad beeleed ka soo wada jeeda Belaha Hawiye uu qoqo, isaga oo ku sheegaya Ciidan Qaran. Madaxweynihii ka danbeeyey Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isaguna waxba kama …

19th May 2025 admin
Degmada Badhan ee goboka Sanaag , ee horay u ahayd degaan nabadeed oo bulshada ku nooli haysatay amni buuxa xilligii ay Soomaaliya inteeda kale ka socday dagaalkii sokeeye ayaa hadda noqotay mid amnigeedu faraha ka sii baxyo. Degmada Badhan ee …