Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025  admin  

Maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha Mudulood oo wata Tiknikaddii Dawladda oo ay ku buufsan yihiin Calanka Soomaaliyeed, hase ahaatee laga dhigay kuwa ay gaar u leeyihiin beesha madaxweyne Xasan Culusow ayaa maanta Muqdisho ka baxay Guul ayaan u rajeenaynaa madaxda …

19th May 2025  admin  

CHAPTER 1 Macnaha Gaashaanbuur waa dad wadaaga dhalasho, dhaqan, dhaqaale, degaan, casabo iyo ehelnimo Chapter 2 Gaashaanbuur yaa ah yeyse ka koobanyihiin : Gaashaanbuur waa beel ka mid ah beelaha waaweyn ee Warsangeli gaar ahaan qaybta cumar waxayna ka koobantaa:…

19th May 2025  admin  

Maryam Nuur: Gabadha Soomaalida ah ee curisay farsamo cajiib ah oo looga baaqsan kara qalliinka wadnaha Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Maryam Nuur ayaa xal u heshay cudur ku dhaca wadnaha oo dawadiisa keliya ay ahaan jirtay qalliin aad …

19th May 2025  admin  

Amniga dalka, doorasho qof iyo cod ah, iyo dastuurka dalka oo la dhameeystiraa ayaa ah waxa ay shacabka Soomaaliyeed aad ugu baahan yihiin. Diyaaraddo la raaco iyo ka qeeyb galka shirar caalamiga ah oo la badsadaa, ma soo kordhinayaan waxaan …