Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025 admin
Golaha Wasiirada Oo Caawa Meelmariyay Ku-talagalka Miisaaniyadda Dowladda Ee 2023 Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxa ay ku meel mariyeen ku-talagalka Miisaaniyadda Dowladda ee 2023 …

19th May 2025 admin
Hambalyo Gudoomiyaha Guddiha Doorashooyinka Puntland Abdirisaaq Axmed saciid …

19th May 2025 admin
Ruto inantiisii ma waxa ay Kenya ka noqotay sida inantii Trump? Waa ilmaha labaad ee ugu weyn carruurta Madaxweyne William Ruto, waxayna isku sheegtay inay tahay Gabadha Koowaad ee Kenya, balse dadka isticmaala baraha bulshada ayaa weydiinaya sababta Charlene Ruto …

19th May 2025 admin
Culusow oo golihii dhaqaalaha qaranka ku bedelay ardaddii SIMAD. “USHAADA NIMAAD KA QAADAN KARTAA LOO DHIIBTAA“. Waa ardaddii Jaamacad beeleedka SIMAD oo aan Qof aan Hawiye ahayn uuna dhigan Waa Golhii dhaqaalaha Qaranka ee madaxweyne Culusoow kala diray Comparing …