Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

8th March 2025 admin
R/W Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirada kalluumeysiga heer F iyo DG Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Heer Federaal iyo kan Dowladd Goballeedyada. Wasiiraddaan oo maalmihii la …

8th March 2025 admin
Wasiiradda gaadiidka iyo duulista hawada dowladda federaalka ah ee Soomaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa magacowday guddi ka soo talo bixiya dib u hawlgalinta Shirkaddii diyaaradaha ee Soomaali Airlines. Soomali airlines ayaan shaqeynin muddo 30 sano ah taasoo ka dhigan in …

8th March 2025 admin
Dekedda Garacad oo si rasmi ah ugu biirtay dekedaha Soomaaliya. …

8th March 2025 admin
Hoos ka daawo muuqaalkii ugu danbeeyey ee laga soo duubay buuraha Barakaysan ee Calmadow …