Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025  admin  

Mohamed Ahmed Bidhaanshe ayaa hadda gudaha Laaacaanood …

18th May 2025  admin  

Maxay ka wada hadlayaan shacabka Laascaanood iyo maamulka Falaagada ah ee doona inay Soomaali inteeda kale ka go’aan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo u dhaartay midnimada iyo wada jirka Soomaaliya, ayaa maanta mar uu ka hadlayey xaaladda Gobolka Sool, wuxuu …

18th May 2025  admin  

Maleeshiyaadkii beelaha Isaaq caawa waa ay kabaxeen Magaalada Laascaanood, dagaal kulul oo caawa dhacay kadib, sida uu dagaalku u dhacay, sababtiisa iyo xaalada hadda taagganba halkan kadhagayso. Laascaanood waxay xukunka Isaqland ama Soomaaliyadiid ku dhacday 15-10-2007. Waxay dulmi ku jirtay …

18th May 2025  admin  

Ingiriiska oo walaac ka muujiyay xiisadda ka taagan Laascaanood Safiirka Dowladda Ingiriiska ee dalka, Kate Foster ayaa walaac ka muujisay xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, iyadoona dhinacyada ugu baaqday inaanay xaaladda kaga sii darin. “Waxaan ka …