8th February 2023  admin  Category :

Maleeshiyaadkii beelaha Isaaq caawa waa ay kabaxeen Magaalada Laascaanood, dagaal kulul oo caawa dhacay kadib, sida uu dagaalku u dhacay, sababtiisa iyo xaalada hadda taagganba halkan kadhagayso.

Laascaanood waxay xukunka Isaqland ama Soomaaliyadiid ku dhacday 15-10-2007. Waxay dulmi ku jirtay 5,560 maalmood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*