Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

29th February 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee 5-ta sano Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee shanta sano (2024-2028), taasoo diiradda saareyso fursadaha iyo ka gudubka caqabadaha si loo gaaro yoolalka horumarineed …

29th February 2024  admin  

DOORASHADA PUNTLAND: 11 Musharrax Madaxweyne iyo 11 ku-xigeen ayaa si rasmi ah isugu diwaangeliyey tartanka maalinta Isniinta ee soo socota …

29th February 2024  admin  

Degaanada Puntland waxa ka socda ololihii doorashada Puntland ee lagu dooran lahaa madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka’ Xildhibaanaddii dooran lahaa madaxdan oo gaaraya 66 Xildhibaan ayaa intoda badan beeluhu soo doorteen. Inta badan doorashadan Puntland ayaa marka hore la …

29th February 2024  admin  

Waa maxay sababta uu Madaxeyne Deni ugu guulaysan karaa doorashada Puntlad Degaanada Punland waxa ka socda ololaha doorasho ee lagu dooranayo madaxeynaha Puntlnd, taas oo la qabto shantii sanoba hal mar. Doorashda madaxweynaha Puntland ayaa intii Puntland jirtay waxa soo …