Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd October 2024  admin  

Sweden oo muhaajiriinta siineysa $34,000 qofkiiba si ay dalka uga baxaan Sweden ayaa qorsheyneysa inay kordhiso, oo ay gaarsiiso illaa $34,000, lacagta la siinayo dadka soo-galootiga ah si ay uga tagaan dalkaas gabaadka u noqday dad ka soo cararaya dagaallada …

23rd October 2024  admin  

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, oo booqanaya dalalka reer galbeedka ee ay ku nool yihiin Soomaalida uu Isimka u yahay ayaa ka bilaabay safarkiisa dalka Sweden. Suldaan Siciid ayaa ah Isimika hogaamiya Saldanada ugu facda weyn bariga iyo Bartamaha Afrika iyo …

23rd October 2024  admin  

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah h u naxariistee Cabdi Casiis Maxamed Siciid Maxamed Xaaji oo ku geeriyooday gobolka British Columbia, Canada Waxaan halkan si gaar ah ugu …

23rd October 2024  admin  

Masar oo golaha amaanka ee QM u sheegtay inay talaabo qaadi doonto haddii ay Itoobiya sii waddo buuxinta biyoxireenka Masar ayaa sheegtay in dal ahaan ay leedahay xaq ay ku qaadi karto talaabooyinka lagama maarmaanka u ah xaqiijinta bedqabka biyaheeda, …