Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

8th September 2026  admin  

Nin qirtay in uu sanduuq ku qaaday maydka haweeneey la waysanaa kadibna uu geeyay dhismo cidlo ah Booliiska dalka Giriigga ayaa sheegay in nin uu qirtay inuu sanduuq ku qaaday meydka haweeney u dhalatay Scotland oo la dilay, uuna geeyay …

8th September 2026  admin  

Luuqada dahsoon ee uu adeegsan jiray huggaamiyihii Iran Cali Khamenei Suurtagal ma ahayn in la fahmo qawaaniinta dhaqanka ee dowladda Iiraan xilligii Cali Khamenei iyada oo aan la helin sawir faahfaahsan oo ku saabsan “hadalkiisa” iyo isbeddelladiisa waqti ka dib. …

8th September 2026  admin  

Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga America oo walaac ka muujiyey faragalinta Dowladda Soomaaliya ku heyso deegaanada Puntland …

8th September 2026  admin  

Xiddigaha Koobka Adduunka ee caanka ka noqday baraha bulshada nasiib lacag ah maku heli karaan caanimadooda? Sagaashan daqiiqo ayay ku qaadatay Vozinha, gool-hayaha kooxda Cape Verde ee 40-jirka ah, inuu noqdo xiddig caalami ah isaga oo barta Instagram-ka ku leh …