Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025  admin  

Geelaha Jabuuti oo Isim Guud u magcaabay Soomaalida Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka soo jeeda bbeesha Hawiye, ayaa Madaxweynaha Jabuuti aqoonsaday mid ka mid ah shakhsiyaadka muhiimka ah ee shaqada wanaagsan u qabta bulshada. Warqad ka soo baxday Urur …

17th May 2025  admin  

Muuse Biixi iyo Ismaacii Cumar Geele ayaa isku deyaya sidii ay waxba kama jiraan uga dhigi lahaayeen kacdoonkii shacabka SSC, waxeeyna dedaal ugu jiraan sidii ay u fashilin lahaayeen. Hadaba, shirkii Muqdisho ka dhacay ayaa madaxweeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele …

17th May 2025  admin  

Soomaaliya oo Mar kale M. Culusoow ka dhigay dalka ugu musuqmaasaqa badan Caalamka oo dhan Qiimeynta sanadlaha ah ee laga sameeyey  2022 heerka musuqmaasuqa oo ay sameysay hay’adda Transparency International ayaa muujinaya in dalalka badankoodu ay ku guuldarresyteen in ay …

17th May 2025  admin  

” Somaliland waa dal ka mid ah dalalka deriska la ah Somaliya …” Raysal wasaare ku xigeenkii hore ee Somaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sidan maanta ka hor sheegay baarlamaanka Somaliya “We looked at the laws of neighboring countries including …