Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025  admin  

Saldhigyaddii Argagixisada SNM ay bulshada reer Sool ku dhibi jireen ayaa Xaq u dirirku gacanta ku dhigeen …

17th May 2025  admin  

Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xasuuqa Laascaanood. …

17th May 2025  admin  

Maxay ka dhigan tahay tallabadii Jamhuurigu ay Ilhaan Cumar uga saareen guddiga arrimaha dibadda? Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa shalay u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka …

17th May 2025  admin  

Sheekada maxbuus laga sii daayey Guantanamo Bay oo ay hore jidh-dil u geysatay CIA Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Majid Khan oo u dhashay dalka Pakistan oo ku xidhnaa xabsiga Guantanamo Bay, in loo wareejiyey Belize oo ah dal yar …