Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025  admin  

Ma jirto jinsiga iyo cirdiga Soomaali, xadaarad iyo taariikh uga horaysay Saladanaddii Warsangali (Warsangali Sultanate). By: Maxamed cabdi xasan Diridhaba Iska dhaaf taariikhda Soomaalida eh, Xadaaradda mandaqadda Afrika iyo Aasiya ayey ka mid ahayd xadaaradahii iyo ilbaxnimooyinkii hormoodka ka ahaa.…

17th May 2025  admin  

Daallo Airline oo ka bilowday Puntland Duulimaad Toos ah Bosaso To Dubai. Shirkadda Diyaaradaha  ee Daallo ayaa duulimaadkeedii u horreeyay oo Bosaso-Dubai oo toos ah ka bilowday Puntland , iyadoo rakaabkii u horreeyay ay ka qaaday Garoonka diyaaradaha ee Bosaso…

17th May 2025  admin  

Sawirkan kuwa laga qaaday iyo kuwa  daawaday toona ma ilaawi doonaan Waa Caruurtii Ceel Daahir oo biyaha Togga Durdur ka gudbaya  iyaga oo xargo cuskanaya. waxayna u sii  socdaan  magaalaca Carmo si ay halkaas ugu soo galaan Imtixaanka fasalka Afraad …

17th May 2025  admin  

Ilbaxnimada Saldanada Maakhir iyo saamaynta geeska Afrika https://allsanaag.com/saldanada-maakhir/…