Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025 admin
Labadan Qoraal ee ka soo kala baxay dawladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland, midba midka kale ayuu ku eedaynayaa inuu fashiliyey shir ku saabsanaa kaluumaysiga oo gobolka Hiiraan iyo Puntland ay saami isku mid ah ay heli lahaayeen https://youtu.be/5cP2EXNrI14 Wasiirka …

17th May 2025 admin
Xasan Xaad oo dhex dhexaadiyey Beesha Habar Gidir iyo Ra’isalwasaaraha Somaaliya Kheyre. https://youtu.be/4IbkSOolnf8 http://www.caasimada.net/beelaha-murusade-iyo-habargidir-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-leh-magaalada-muqdisho/…

17th May 2025 admin
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in magaalada Boosaaso uu ka dhacay qarax; qaraxa ayaa waxaa fulliyey qof isku soo xiray walxaha qarxa. Waxaa jira dhimasho afar qof ah iyo welliba dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa ka danbeeyay ururka shayaadiinta, argagaxisada ah …

17th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo, waxa uu u soo jeedaa sidii qarankii Soomaaliyeed loo soo celin lahaa …